VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Neecawda jaceyl - Lyrics

Qalbigaan is nooc ka wada nahayoo Nabarka ku damqaayaan Uunugulahayoo Naftaadu nafteyda waa u naxariis Niyada isku mida namiimka dakiyo Naxligu ma galee Neecaawda jaceyl neecaawda jaceyl Nacabka ka jiroo naceybka ka dhawr Nabdiga ku raboo ku naawilayoo Nimca aad u tahiyo nasteexo ugoow Cishqiga nagibaa ase nuurinayee Niyada isku mida namiimka dadkiyo Naxliga ma galee Neecawda jaceyl neecaawda jaceyl Nacabka ka jiroo naceybka ka dhaw waxaa kuu diyaariyey
Queue is empty
-- / --