VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anaa kaaga roon - Lyrics

mugdi weeyee habeen la isma midab arkee huunoo maadheey xaageen maalintii ka helaa taan u jeelanahay xubno jalaqsanley yaa jixaas iiiga dhiga jinta yaa iigu xidha hablo muunad iyo muuqa kama sinee yarta meesha mari ma mataantaydibaa mudo badan ayaan maanka kugu hayee adoon maya i dhihin kaalay midha janooy afarto aabahaa dhalay iyo anaa kaaga roon hooyada luqunteedan iyo laafya quruxsanleey laan magooshoo kala tahay mara cadeey askaxdiyo qalbiga marna kama baxdide mar walbaba halkaad mari maankaygu raac muruqiyo itaal maskax iyo aqoon meel u wada socdaa danta meerin kara inaguna mataal macna waxaa ka dhigan inaan reer mudnoon danta meerina afarto aabahaa dhalay iyo anaa kaaga roon hooyada
Queue is empty
-- / --