VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduunku walaal ha ku noqdo - Lyrics

Hankaagu hadduu wacnaa Walaalnimadaadu yaraa Waxtar haddii aad lahayd Wax siin taadu xumaa Wanaag waa halkiisee Waxyeeladaa kabadan Waxyeeladaadaa ka badan Waxba aniga ha ii werwerin Weeynahaa ilaahay Wakiil iigama tihidee Inaan kala weecanaa Adeey kula weeyn tahee Adduunku walaal hakuu noqdee Walaal adduunku hakuu noqdee Walaal iga weeyn haddaad aheeyd Adaa wacadkii gabee Ifkaa wax la iskugu yahee Aakhiro waxba la isma taroo Walaal war beena rumaysatayee Maxaa wacay kalaa fogidaa Waxba aniga ha ii welwelin Weeynahaa ilaahay Wakiil iigama tihidee Inaan kala weecanaa Adeey kula weeyn tahee Adduunku walaal hakuu noqdee Walaaal adduuunku hakuu noqdee
Queue is empty
-- / --