VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

Rasmaad isu guursateen Ruuxii calafkuu noqdoo Ifkana raaxadiisu waa Kuwii is jecladee Qoys iyo guri wacan dhisee 2x Runta laysku qaabilaa Cawaba rakibteen aroos 2x Aroos lagu reeyey iyo Aroos lagu roon noqdee 2x Rajada ubad khayr qabiyo Risiqa kii xalaal noqdaa Rabiba waadisaneee Aloow run inooga yeel 2x Daahbaa cirka laga rogoo Samada raxmadeediibaa Raxmaanku inoo furoo Rag iyo dumarba dareema 2x Runta laysku qaabilaa Cawaba rakibteen aroos 2x Aroos lagu reeyey iyo Aroos lagu roon noqdee 2x Rajada ubad khayr qabiyo Risiqa kii xalaal noqdaa Rabiba waadisaneee Aloow run inooga yeel 2x
Queue is empty
-- / --