VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi - Lyrics

inaan cishqiga aawada anficii uga soomanahay inanyahay waad ogtahay ana abaqaalkii kalgacal udbaha ha u taagtaan lahaye malaha ambad baan ahaa axdiyoo jacaylkiiba nololiba ma ilawday maxaan kuugu uur samaada inaan igadh kuu noqdoo runtii igu wayntahayoo waliba ifka kuu jeclahay abaydin intaan ahaaday oohini iga soo dhamaatay naftuna aamus diiday axdiyo jacaylkii kuma ilaawine mana oolin wacadkii adaan kugu uursamahay qalbiga udugiisiyeey uurkiyo indhahaa ku jecel aday kuu ilmaynayaan irdhoobay markaan ku waayay arladu ila soo yaraatay ilmana u adkaysan waayay axdiyo jacaylkii nololiiba ma ilawday wacadkii maxaan kuugu uursamada inaan olol reen kalgacal hurdadii awgaa u nacay malaha adba waad ogtahay ugaamay intaan asqoobay abraaray ulaashadaaday hadana aragaa u baahday axdiyo jacaylkii kuma ilaawine mana oolin wacadkii adaan kugu uursamahay
Queue is empty
-- / --