VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi - Lyrics

Inaan cishqiga aawadaa Anfacii uga soomanahay Inan yahay waad ogtahay Anna anbaqaadkii kalgacal Awrka ha u taagtaan lahaayee Anbad baan ahaayee Axdigiyo jacaylkii nololiba Ma illoobi wacadkii Maxaan kuugu uursamaadaa Inaan igar kuu noqdoo Runtii igu weeyn tahayoo Waliba ifka kuu jecalahay Abaydin intaan ahaaday oohin iga soo dhammaatay Naftuna aamus ii tiri Axdigiyo jacaylkii Kuma illaabinee Mana oorin wacadkii Adaan kuugu uursamahay Qalbiga uduggiisiyeey Uurkiyo indhahaan kujecel Adeey kuu ilmeeynayaan Irdhoobay markaan kuwaayay Arladu ila soo yaraatay Anna u adkeeysan waayay Axdiyo jacaylki nololibaa Ma iloobi wacadkii Maxaan kuugu uursamaadaa Inaan olal reen kalgacal Hurdadii aawgaa u nacay Malaha adba waad ogtahay Uugaama intaan asqoobay Abraaray ulashadaadee Hadddana araggaa u baahday Axdigiyoo jacaylkii Kuma illaawin Mana oorin wacadkii Adaan kuugu uursamahay
Queue is empty
-- / --