VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aragtida indhahu - Lyrics

aragtida indhuhu inay uursmaan kugu eegayaan adigoon ogayn kaa ir sugannayaan uu afkuna itaal wuxuu odhan lahaa amaantayda ay tahay qalbiguna aduu ehel kuu yahoo naf ku aamintoo aduunyada dhamaan waxa aadmi jira kaa ishaaratoo adiguun ku jecel maxaad odhan lahayd ilwaad quruxsaneey sida ubad la dhalay ibihii kalgacal kuu irmaan yihin kugu qabo abaal awalkaba jacayl ataan wuxuu lahaa anigoo igu dhan yahoo igu meersan yahoo cidiba aanay ila lahayn naf ku aamintoo aduunada dhamaan waxa aadmi jira kaa ishaaratoo adiguun ku jecel maxaad odhan lahayd
Queue is empty
-- / --