VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaban - Lyrics

dookhiyo caashaq baa i helay naftuna way daalan tahay deeqaay ana waxaan qabaa inaad dawo ii tahee dareentay dhibtaan qaboo wadnaha adigaa dagee duloobaye ii dadaal hadiidin dalaba kalgacal anaa kuusoo diroo gabdhahaad iga wada xigtaa diif waa doog jacayl waxaan la dkaamayaa dufaan waaniga dhex galaye dabayshana raacayee diihaal badan baan maroo gabdhaha adigaan dartaa dabnaha uga wado xidhoo duloobaye ii dadaal hadiidine dalaba kalgacal anaa kuusoo diroo gabdhahaad iga wada xigtaa
Queue is empty
-- / --