VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mahiigan - Lyrics

Mahiigaan caashaqbaa Sidii mayayga ookale Milanaaya laabtoo Mawjadaha baddiyoo Hiriyo mool beey qarshoo Waliba dhex maquursanahay Sidii laygu kaa muday Haddaad muxibada jacayl Dhexda anigu maraayoo Naftan kaa maarmi karin Mahuraan caashaqbaa Intuu midigtayda dagay I maquurinaayee Muhashada dhibtiyo Marwooy murugada jacayl Ayaa igu maaxayee Sidii laygu kaa muday Adaa muxibada jaceeyl Dhexdan iigu maranoo Naftan kaa maarmi karin
Queue is empty
-- / --