VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hees wadani ah - Lyrics

maxaan kaligay hamiyay kuwii hii igu xigay hareerkay maxaan ka dayay muxuu igu dumay habeen oo maxay simo hibiq igu tiri hoobey hobeeya hobeey hobeey hobeeya a hobeeyab hobeey hobeeya a hobeeyab hobeey caashaqagan hooya hobeey caashaqu guursonaya a hobeey wuu danbaabonaya a hobeey hobelay hibooya a hobeey hii an hoybaa hobeey hobeeya a hobeeyab hobeey hobeeya a hobeeyab maxay talo iga hadh tidhi maxaan diin mooday tiin oo sidii caanaha hirqaday habsaamayo nadalka dabay oon u hoydaya meel an ogayn hobeey hobeeya a hobeeyab hobeey hobeeya a hobeeyab hobeey caashaqu guursonowa a hobeey uurka taganowa a habeey uga hiilinowa a hobeeya guur u haywaa hobeey hobeeya a hobeeyab hobeey hobeeya a hobeeyab badweynta maxaan hirqaday maxaan gacan haadis galay maxaan u bahalasta idhi intaan naftu hab odhan ooy kaluun le hayaa odhan hobeey hobeeya a hobeeyab hobeey hobeeya a hobeeyab
Queue is empty
-- / --