VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arooska wac baan lahaa - Lyrics

jacaylka wadaan laha isu weheshadban lahaa wanaaji inantaan lahaa wadnaha ku qabo baan lahaa WAYNAHA baryabaan lahaayee aroos daabacban lahaa wankii kuu qalbaan lahaaye ala waglada ka tumabaan lahaaye halkaan kuu waday ka waabtayee nabsigii wuu iman waayahee warkii iga dhamaysaye xageebuu ku waabariistay jacayl ha waaraan lahaa wagira taladaan lahaa wiirada ka jirbaan lahaa samaha ku wadbaan lahaayee ka weeci dhibtaan lahaaye waxyeelo nacbaan lahaaye ala waraabi runtaan lahaaye
Queue is empty
-- / --