VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabi maxamadoow - Lyrics

Maxamadoow nebi maxamadoow Maxamadoow nebi maxamadoow Mursalkii la doortoow Diinta noo muteediyo Madaxweynihiiyoow 2× Maalinta qiyaamaha maxamadoow Muslimiinta joogtiyo nabiyoow U maciin dadkaagani yaa rasuulalaah 2× Alaahu masali wasalim Wabaarik calayh Saydinaa muxamed Calayshi salaam 2× Kii nacbka miidhee Xaqa midigta siiyoo Kii nacbka miidhee Xaqa midigta siiyoo Uu mawle doortee Laga maydhay xumahee Carshigii mudnaa iyo 2× Sareedada macsuumoow maxamadoow Maalinta qiyaamaha nabiyoow U maciin dadkaagani yaa rasuulalaah Maalinta qiyaamaha maxamadoow Muslimiinta joogtiyo maxamadoow U maciin dadkaagani yaa rasuulalaah 2× Alaahu masali wasalim Wabaarik calayh Saydinaa muxamed Calayshi salaam 2× Kii diginadiyo Garaadkii makaadoow Kii diginadiyo Garaadkii makaadoow Uu mawle doortee Laga maydhay xumahee Carshigii mudnaa iyo 2× Sareedada macsuumoow maxamadoow Maalinta qiyaamaha maxamadoow U maciin dadkaagani yaa rasuulalaah Maalinta qiyaamaha maxamadoow Muslimiinta joogtiyo maxamadoow U maciin dadkaagani yaa xabiibalaah
Queue is empty
-- / --