VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iskaqabta - Lyrics

Aduunban ku doonayaaye kawdhe Aduunban ku daawadaye laba dhe Aday duntu igu xidhantahe saddex dheh Dulqaadban ka rabaa Dadaal aniga haye Allaa deeqdana baxshe Adigu daacsd ii ahow Damaashad farax jacayl Dawo ila daadahee Damaashad farax jacay Walaal ila daadagee Nimcooy ila daadahee Ada dayriyo gugi da'aye kaw dheh Indhuhu ku doogsadane laba dheh Adaa dahabiyo xariire saddex dheh Dadaalban idink rabaa Ducana waalidka hayee Alla deeqdana baxshee Adigu daacad ii ahow Daamaashad farax jacayl Dayibo ila daadahee Damaashad farax jacayl Walaal ila daadahe Damaashad farax jacayl Adaa dookho igu kaa dare kaw dheh Dareenku tilmaamayaaye laba dheh Adaa diin ila wadaage saddex dheh Dulqaadban ka rabaa Dadaal aniga haye Allaa deeqdana baxshe Adigu daacad ii ahow Dadaalban idink rabaa Ducana waalidka hayee Alla deeqdana baxshee Adigu daacad ii ahow Daamaashad farax jacayl Dayibo ila daadahee Damaashad farax jacayl Walaal ila daadahe
Queue is empty
-- / --