VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kiilo Batra - Lyrics

Wiiloo badriyo Wiiloo badriyo Sidaa tahay queen Inan yahay koriyo Adaan kaw helee Kuu heesayaa 2× Kuligood hablaha Koonkaba ku nool Adaa ka qurux badan Nuurka u sidee 2× Hadaan kuu kurbado Ama aan kuu kardhado Hadaan kuu kurbado Ama aan kuu kardhado Naf ku ogolaay i kadeedashoo kaafiyaay raxmaay kaligaa rabtee Naf ku ogolaay i kadeedashoo Wiiloow raxmaay kaligaa rabtee Hadaan kuu kurbado Ama aan kuu kardhado Hadaan kuu kurbado Ama aan kuu kardhado Naf ku ogolaay i kadeedashoo kaafiyaay raxmaay kaligaa rabtee Naf ku ogolaay i kadeedashoo Kaafiyaay raxmaay kaligaa rabtee Koolkoolintiiyo koolkoolintiiyo Dooday badanbaa Gabalkiinanaan ha badhuudha ee Intaad kuu mudnaa 2× Kalgacayl durkiyo Waa kaar jacayl Cishadiyo naftana Kaligaa raxmaan Adaa kaafiyee 2× Hadaan kuu kurbado Ama aan kuu kardhado Hadaan kuu kurbado Ama aan kuu kardhado Naf ku ogolaay i kadeedashoo kaafiyaay raxmaay kaligaa rafiiq Naf ku ogolaay i kadeedashoo Kaafiyaay raxmaay kaligaa rafiiq Hadaan kuu kurbado Ama aan kuu kardhado Hadaan kuu kurbado Ama aan kuu kardhado Naf ku ogolaay i kadeedashoo kaafiyaay raxmaay kaligaa rafiiq Naf ku ogolaay i kadeedashoo Wiiloow raxmaay kaligaa rafiiq
Queue is empty
-- / --