VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabeyshi aqoonsiga - Lyrics

waa dabaaldeg waynoo daa,im uu fudaydshoo dacalada dhulkeeniyo daafaha aduunyada loo wada darero neecaw dareenliyo daruur caafimaadiyo dalkeenii ttabaayoo ictiraaf da,aysaa dusheenii ku hoortoo dabayshii aqqoonsiga damashii ruxaysoo ducdeenii toostee damaashaad allahayow dubaaqayga maan galin dhiig inaan ku doorsado nabadayda duugoo xumaana aan ka doorbido dastuurkayga kuma dhigine dadaal iyo aqoon baa dayaxaa ku geeyee doorkaan maanta taagnahay daa,im mahadii weeyoo ku mutaystay darajee dabayshii aqqoonsiga damashii ruxaysoo ducdeenii toostee damaashaad allahayow
Queue is empty
-- / --