VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Darxumo jacal - Lyrics

da'dan maanta joogtiyo dumar taan ka cashaqay oo laabta daa iman iiga daabacanay x2 dartaa inaan uliitiyo darxumo jaceel qabo dibnahana aan dheef marin bal aan kuu daliiliyo ee x2 daacad buu kuu yahay qalbiga daali maayee x2 halkii doogta caashaqu degtay aawadaa iyo laabtaa ku doontayoo daawadeed tahayee x2 dahab iyo hadii luul laysugu kaydaro kuma dagee laylaay adaa ideeqay dawashada indhahee x2 daacad buu kuu yahay qalbiga daali maayee x2
Queue is empty
-- / --