VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasro - Lyrics

Caashaqan huqdiisiyo hamigiisu ima dhibo Wadnahaygu hibashadii hiirtaanyo kama baxo x2 bushimuhu hal hayntiyo hadaaqiisa ma dhaafaan Dadku hadal idhiba iyo heblaayada ma daayaan x2 Naf hawaawi daashaday kolay halis ma waydee Anuun baa halgaad cudur lahaa la afee fanaayee malaha taan uhilib go,ay hadayduba wax lama aha x2 Caashaqan hankiisiyo hiigsigiisu ila durug hiya kiciya lahashada Halbow luhu ma joojiyo x2 indhuhu sii hilaansiga kama hawl yaraystaan Hal abuurku hal aburku erayada ihaydaara kama tago x2 Naf hilowgu daa imay kolay hadimo waa usade anuun baa halgaad cudur lahaa la afee fanaayee Malaha taan uhilib go,ay hadayduba wax lama aha x2
Queue is empty
-- / --