VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida labo walaala ah - Lyrics

sida labo walaalo ah inaan noqono waa libin x2 sida layla iyo qays inaan noqono lama huraan x2 ana lahasho awgaa malado hurdadaaba x2 lixda saac habeen baa liilow la iigu heesaa x2 hadaad adigu ladan tahay inaan liito ma ogtahay mise waaban lumayoo lurku waygu kaligay x2 sida looxa iyo diin inaan noqono waa libin x2 sida lug iyo faras colaad inaan noqono lama huraan x2 anigana libaaxii jaceelkaa ilag dadaayoo x2 lixda saac habeen baa liilow la iigu heesaa x2 hadaad adigu ladan tahay inaan liito ma ogtahay mise waaban lumayoo lurku waygu kaligay x2
Queue is empty
-- / --