VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Summer - Lyrics

Mudda dheer jacaylkii Ku dhisnaa fariintiyoo Dhambaal is gaarsiin Oo is araggaa dhugashadaa Dhabtii ruuxba ruux kale Weli saarin dhaayahaa Oo sideennaa isu dhololoo Riyadana dhabdhab moodaan Inteey samirka dhowraan Midba dhinaca uu joogo Ka dhowro kii kale Dhibtuu maaha kaligeennee Waxaa jira dhiggeene qaar Dhulka kala cillaanee Ila dhowr bal maalmaha Haddii aan midkeen dhiman Dhixi maysu libintuyee...
Queue is empty
-- / --