VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqii ku dhibi jiray - Lyrics

Sowtaad jacayl dhaba xilligaa. Umudatee Dhaxamaha daraaday aad utaagnayd Sowtaan dhamayseey Qalbigaaga dhayi jiray Sawtaydhaayuhu Markay ay dheehdeen ilmo hoortay dhamanada Aragaa gu dhalin jiray Sidaankugu dheeraa hadeer iima dhawr tide Caashaqii ku dhibi jiray Calankii ski miyuu dhacay Jacaylkii dharaariyo bishan dhaafi waa Dhibaatiyo jacaylka dheeliga udiid Inkas toon dhaliiliyo dheg xumada adkaystoo Dhibanaa daraadaa Dhaafayoo ilaawe Qalbigaadku dheerayd wuu dhigay warkaagiiba Sidaan kugu dheeraa Hadeer iima dhawrtide Caashaqii ku dhibi jiray Calankiisii miyuu dhacay
Queue is empty
-- / --