VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ictiraaf caashaq - Lyrics

Sidaan kuu calmamaday Sidaan kuu cugtiyo Sidaan camal sameey Laabta kuugu culay wuu cajabay nafluhu cisi sharaf gobaay Nasab ciil tira Cindi ruux dhayaay Caqli maan kabaay Cadceed xareedii cirkaay Cad ceedoo iftiyo Caraay cadra qurux leheey Guul caashaqiyo icitiraaf cishqibaa Hantiila cudooneey Fatxad iGula ciid guul Sidaan kuu cuskaday Caynkaan kuu jantiyo Sidaan ciriq dhayaay Kuugu dhigay cindiga Wuu cajabay nafluhu Caawiya kabaay Cindi kaafiya Caqli hanad ladhaay cadka inan dhaba Xiisee yaha naftaay Xumaan caasiya Cimri dhaqan was tiyo Cadkii gaaridaay Guul caashaqiyo citiraaf Cish qibaa Hantiila Cudooneey Farxad ugu la ciid guul Guul
Queue is empty
-- / --