VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inay Damqatoy - Lyrics

Inay damqa tooy bal diido Calaacal maxaan udaaray Maxan cabashada uduubay Maxaan iri gees u caashaq Intan dadka uga dhawaaday Maxaan gaar ugu dan sheegtay Maxaan dumar uga caagay Darteed uga baqoolay Maalmo Maxaanay diidin qalbi beebi ku daalay jacaylka dooji ku daalay Anoo dayacay naftaydii Maxaan teeda udifaacay Dantayda intaan ilaaway Maxaan iya duun daryeelay Intaan arageeda doonay Maxaan diiday oorkeeda Intaan suugaan daliishay Amaanta maxaad doontay Maxaad diiday qalbi bebi kudaalay Jacaylka dooji ku daalay
Queue is empty
-- / --