VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lover - Lyrics

maalintaanu luminbaa la ilaashadaayoo laan gabi yaraantaa lagu toosiyaayee lurta soo nqonoqata libin kuu horseedee lama saaro dhiilaha layliga la buubee laba nolol wadaagoo dhedig iyo laboodaa lamaaneeya tarantee haday loofar kula tahay la noolaansho maahee liibaantu waa guur reer intaan la rarinbaa loo sahan tagaayoo geesi ladan yaraantaa lagu sii gartaayee laab kac iyo fudaydbaa lugooyada abuuroo ishii laaca bogataa laagaha ka duushee laba nolol wadaagoo dhedig iyo laboodaa lamaaneeya tarantee haday loofar kula tahay la noolaansho maahee liibaantu waa guur
Queue is empty
-- / --