VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mar qudha - Lyrics

Khadraay ha cidlayn Cirkoo da,at iyo daruur curataay Cosobka doogiyo caleenta dhirtaay Hadii curubiyo midhaha cinabkaay Cadceed subaxbaad la cayn taboo Cisiyo sharafaad cudoon tahoo Caqliyo garashaad ku caantahoo Qalbigan ku cugtee khadraay Ku calmaday Markuu caashaqu cindiga udagee Bilaahi caleeg mar qudha ha cidlayn Khadraaay ha cidlayn Midabka ciidoo casaan. Yar xigaay Indhaha xuural cayn cadaan matashaay Cadayn quruxtii casriga loo boqraay. Cibaada saxaad caqiido lee dahee Camalka wacanbaa kuu Caada ahoo Ceebiyo xuma waad ka caagan tahee Qalbigan ku cugtee khadraay ku calmaday markuu caashaquu cindiga udagee Bilaahi calayg mar qudha ha cidlayn
Queue is empty
-- / --