VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caloolxumo - Lyrics

maxaan hagar daamo qabay hugumo aan iga ba ayn calool xumo hadalo beera adoon erey ii hanbaynin qasana toban goor la hoyday hayena aan kaa sugay naftaydaan kaa hadhayne inaan jaro haybintaada awoodeedaanan helayne hadmaan caawana is keenay habeen ka adkaysan maayo hor joogiyo daymadaada afkaygana haysan maayo waxaan ahay ruux u heelan qofaan hanashada u jeedin huqdaydana dhay ka maala jawaabo lamoodo hooto maxaad hoo tidhi naftayda hunguuftiga ruux u jeelan haraadkuu laasimaaye anoo shalay kaa huleelay hubaale kala dheerideena hadmaan caawana is keenay
Queue is empty
-- / --