VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dajiya - Lyrics

Dugsiiya Allow dajiya, Daalka iga bi’isa dayma qurux ilwaadloo , indhaha duwata wiilkooda Doojisa hankaygoo, darmadda wadhata laabtaydda, oo halkaan ka doonayo, halkeed iga dareemaysa Diif tira diihaalkiyo dhibtaba iga daryeelaysa Ii dulbadan, ii dabcsan oo iina dumaraysan Oon duryama ahayn, afkana daafad laga saarin dabci wacan, dadnimo qaaliyoon, abid ka duugoobin, dun xariira nasab daahiroo nolosha ii daarta dibjirnimo midaan kaga baxoo daalka iga raysto dabarkeedu iimaanka yahay xumo u diidaaya Ii door allahayow adigaa , daa’inoo garane’
Queue is empty
-- / --