VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maan iyo ubax - Lyrics

man iyo ubuxeey ma huraan naftaydaa muhiim aayatiin lee midii ii ahaatee ku mabsuuday maankay ha magmaagin waligaa ha maaxdumin jacaylkee midig ii ahaw wacan marwo garasho dheeroo muftaaxii qalbigaa fura marna murugiyo dhib maan arag maaray intaan ku helay libtaan maanta haynana waa mid aynu midhihii lamaanaha is jeceliyo mataanaha ku gaadhnee muda gaabaniyo maalmo kooban baa miirmikiyo maankaygii safiyaay ku mulkidoo mar la arag i deeqdaay safiyaay mabsuudee miisaan iyo masuulnimoo macaan waad u dhalatoo rabi baan ku mahadshaa mid ahaanshaheeninyo muxibada sal dhigate marna murugiyo dhib maan arag maaray intaan ku helay libtaan maanta haynana waa mid aynu midhihii lamaanaha is jeceliyo mataanaha ku gaadhnee
Queue is empty
-- / --