VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Belxarobey - Lyrics

balxaroobeey hilaac biligliyo balxa roobeey sida roobeey ama rayskooy riisaneey laguu rabi tuugyee ma biyacaad ban ka hoortoo baryo baahi loo qabaybaye wadku daaya oo waayo raagtee wiilooy wacad maan dhiganaaye durduriyo daruur hoortay deeq badanaayee yaa qadiyo qalin qaatoo qureysh iigu dhiiba qawlka dhaanto nin ku rabo la rafiiqdoo lagaa reebay reen badanaye huuuno ruuneey reer jacayleey rafiiqeena waan raadiyaaye
Queue is empty
-- / --