Heesta Bogaygaa ku taba - Lyrics
Yartu bilicsanaa oo
Bidhaan fiicanaa ma
Bil dhalatayoo loo
Bishaaraynaya x2
Inta boqole iyo wiil
Barbaara nool adaan
Beel daajiyow kaala
Bixi lahaa x2
Boqorkaa ogoo been
Mashegaye bishimaha
Afkiyo qoorta buuxdaa
Idilay x2
Allow yaa nafbixi kugu
Baanta oo bilad yaakuu
Xidhoo raga yaakaa
Boqrada x2
Boholyowgii aad igu
Beertay iyo wadna
Bihin bihaa iigu wacan
Balwada x2
Balantiyo axdiga baajin
Maaya oo boqolaal san--
Aan baari kuu ahaan
X2
Bari iyo galbeed adaan
Kaa baafiyoo baadi doon
Kaagiibaan dhulka badi
Umaray x2
Bishan iyo bishii hore
Waan kuu bukee allaa
Beerkaay bidhaantaada
Maxaa ibaray x2
Hay bogaygaa kutaba
Badhtamaha habeenkii
Bogaygaa kutaba x2
War bogaygaa kutaba
Badhtamaha habeenkii
Bogaygaa kutaba x2
Yarta dhuuban dhaban
Keeda dheeha saaran
Dhaafi maayoo waaban
Dhunkan x2
Bardanay awaariyoo
Buurkuu dhow iyo
Baxsan deeqaay ma
Ceelkii bulaalaad ka
Timid x2
Balaygii caada oo roob
Ku buuxiyiyo barimada
Gobniyo bilcin caymaan
Ka imid x2
Beerihii maraacaato oo
Soobixiyo bankii qoraxay
Yaa buula leedh kaaga
Rida x2
Burqo iyo barmiil bulshadi
Joogtay baan layga baaq--
Yoo iiga baxay bilaan x2
Bali dhuuro iyo baarta
Iyo guracan iyo beeshii
Digtaalay masoo booq--
Anaa x2
Badarkii liibaan oo bis--
Laada iyo bustanada
Goday barqo dharagsana
X2
Bartamaha jigjiga oo
Barwaaqaysan baan
Huuno baarcaday beryo
Joogaynaa x2
Buurihii garbiyo banka
Oo doog leh iyo baydka
Raaxadiyo birqod ma
Ilatagi x2
Hay bogaygaa kutaba
Badhtamaha habeenkii
Bogaygaa kutaba x2
War bogaygaa kutaba
Badhtamaha habeenkii
Bogaygaa kutaba x2