VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daruuraha - Lyrics

Cirka oo daruuraha Baxsanay hargeeliyo Dan lahelayba siman Yahoo intuu raaxo ugu Da'ay x2 Dhirtu ubax dilaaciyo Dusha miro kuleedaho Doogiyo barwaaqada Ladnaatay duun yada X2 Sida loogu diirsadaad Dayma deedii leedahay X2 Bahjaay wad ideeqdoo Daawashada kalgacal Kaleh ishu kaama daa-- Shee calaf haysku keen Daro x2 Dookhaygan xiisahaa Dumar kaa jeclaystiyo Qalbigaa ku doortoo Dareen kaa ku weh-- Eshada x2 Nafta inaad udabacdiyo Dawo kaa sugaysoo Doogtiisa caashaqa Damqanaysa awgaa X2 Dar allee nasteexaa Deg deg loogu fidiyaa X2 Bahjaay wad ideeqdoo Daawashada kalgacal Kaleh ishu kaama daa-- Shee calaf haysku keen Daro x2
Queue is empty
-- / --