VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sojalec jigjiga - Lyrics

Dalkeena jacaylkiiba igu jiro Jamasho qalbiga Ma joogi maree Ilaa jeexdinbaan jibaaxaayo Jidkaan maro Waan jeedalinayee 2× Dhib ma jire ma jire Soo jarmaada qurba Joogtey soo jaleeca Ma jire ma jire Soo jarmaada qurba Joogow soo jaleeca 2× Sow ma joogno ma joogno Jigjiga xarunteenii Saw ma joogno Waan ku joognaa xornimo Jiigjiga xarunteena waan ku joognaa 2× Sow ma joogno ma joogno Jigjiga xarunteenii Saw ma joogno Waan ku joognaa xornimo Jiigjiga xarunteena waan ku joognaa 2× Dalkeena jacaylkiiba igu jiro Joojina maayee Waan u jeelanahee Ila qubibaan jibaaxaayo Jarati nin arkaa Ma jeel baxayee Dalkeena jacaylkiiba igu jiro Joojina maayee Waan u jeelanahee Ila qubibaan jaleecaayo Jarati nin arkaa Ma jeel baxayee Dhib ma jire ma jire Soo jarmaada qurba Joogtey soo jaleeca Ma jire ma jire Soo jarmaada qurba Joogow soo jaleeca 2× Sow ma joogno ma joogno Jigjiga xarunteenii Saw ma joogno Waan ku joognaa xornimo Jiigjiga xarunteena waan ku joognaa 2× Sow ma joogno ma joogno Jigjiga xarunteenii Saw ma joogno Waan ku joognaa
Queue is empty
-- / --