VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Timo sadaraley - Lyrics

libdhadoo soo baxdiyo lagu mood laydha subax tima sadaaralay afku sagal madow waad i saaqdo qalbiga waad ku sabatehee sugrado soo baxdiyo sayma roobaad tihiin soo lig ligoo sidii laan yaroy laydhu luli muda galaaman ubax beela uga eegey waad i maan lushaye ma masciidoo indhaha meel ka soo jeedinbaa
Queue is empty
-- / --