VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cishqi igu abuurtaay - Lyrics

anigoo inanataa cindigeygu raacay cishqi igu abuurtaay waa calool nuglahaye cilmi sidiisiibaa jaceyl icabudhiyoo caloolyow igu ridee cawo iyo ayaanbuu caasaqaagu igu yesheee shamsana waan calfadayo la caruus galayeee shamsooy way cajabisee aabihii ku dhalayoo udgoon ooyadaabaa hadalkeedii sidataa kolay camal samaantu cisi iyo sharaftooda cawo iyo ayaanbuu caashi uyeeshee shamsana waan calfadayoo la caruus galayeee
Queue is empty
-- / --