VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ifraax - Lyrics

Laanyahay magooshee Qeyb weyn lulo iisii Soo liigan laacdaa Soo liigan laacdaa 2× Liishaanka xiisaha Laab xooshadeediyo Lega taahaaa Runtii in leeg 2× Igaga likaysee Naas caano naas caano Aayahayan warka iiga lalisaa Ifraax ifraax ifraax Ifraaxeey aan ku naysadaa 2× Laafyada qurxoon iyo Xaragada lalaasima Wakhti lagu yaqaanaa Wakhti lagu yaqaanaa 2× Liishaanka xiisaha Laab xooshadeediyo Lega taahaaa Runtii in leeg 2× Igaga likaysee Naas caano naas caano Aayahayan warka iiga lalisaa Ifraax ifraax ifraax Ifraaxeey aan ku naysadaa 2×
Queue is empty
-- / --