VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Markuu qaranka - Lyrics

markuu qarankaygii jabey malaadkiyo hoga ku dhacey haduu cudurkisii qubay hadaan socodkaba lahaa oo caadkiyo kurbadan iyo murugada igu gura sidee loo qaran baxaaxogtaydu mana xayuu jidhkaygaa la buuqsadaa ilays kaa roor qaldan qol aaruu igu xidhaa markaan soo qaybiyana waxan soo qorana qasaas taan lahaa cisi iyo ayaan arkee sidee qaran baxaa
Queue is empty
-- / --