Heesta Sheeko baraleey - Lyrics
Shini malabkeeda shubeesee
Laga shubi haayo arkeesee
Laga shabihaayo ordeesee
Shalaay maahinooo
Sheego meel ku duubaayee
Sharafkiisa dhowr ahaayee
Haddii laysku sheeg sheegay
Shalaay maahinoo
Sheeko sheeko baraleey
Hadduu la'isku sheego
Haddii laga sheego
Haddii sheeg sheegto
Shalaay maahinooo
Shini malabkeeda shubeesee
Laga shubi haayo arkeesee
Laga shabihaayo ordeesee
Shalaay maahinooo
Shumaciisa nin shidnaayee
Sha'ni wareejihaayee
Haddii loo shafeeceenin
Shalaay maahinoo
Sheeko sheeko baraleey
Hadduu la'isku sheego
Haddii laga sheego
Haddii sheeg sheegto
Shalaay maahinooo
Shini malabkeeda shubeesee
Laga shubi haayo arkeesee
Laga shabihaayo ordeesee
Shalaay maahinooo
Sharta qayr ka dhigooyee
Shaaidkayga ilaah waaye
Shiinkiisa ruuxi shansaheenin
Shalaay maahiinoo
Sheeko sheeko baraleey
Hadduu la'isku sheego
Haddii laga sheego
Haddii sheeg sheegto
Shalaay maahinooo