VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhidib jaceyl - Lyrics

dhigii uu ugu sitaa dhaayuhu wey eegayaan dheygaga aragiisa wacan intaa wey dhowrayaan aniga uu iidhigmaa dhankiisaa lay hayaa dunida maan dhaafsadeen dhexdeeda wixii kujira siduu iigu dhababan yahay hadey ila dhaadayaan dhalintu ima quudhsateen danteydan ma faaqideen sidii ubad iyo dhalaan intaa uu ila dheelayaa dhabtiisuu igu hayaa dhibtuu ila qaybsadaa jaceyl buu igu dhidbaa cishquu igu dhereriyaa dhugoo maalin iyo habeen xusuusuu iidhigaaa siduu igu dhababan yahay hadey ila dhaadayaan dhalintu ima quudhsateen dhibteyda ma faaqideen
Queue is empty
-- / --