VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabad - Lyrics

Arin uguba maahee Asalkaba inagu umad Wada islaamoo ashah- Aadanaysoo alaheed Taqaanoo adeecdaan Ahayn X2 Aan udaadago ujeedadee Dadow waa iga su'aal olo- Lahaad wadaan ma alle Ka cabsibaa mise waa al- Humiyo arin qarsoon aad Dagteen x2 Amakaag nayeey intee Loo ordaa anfariirnayay Yaala aaminayoo oon Aaminaa x2 Anagu nabad baan rab- Naayeey war anagu nol- Ol baan rabnaa x2 Ogobay nasiib xumoo Awal baan inagu qaat- Iyaan ka taagnayn moo- Ryaan inkaar qaba aba- Abule dagaal iyo argag- Ixiso baas x2 Iswaydiin waa ogaal lab- Adaa keenoo arxamay Axmaq iyo manexe ag- Oontiina cunay mise inan Yaroo aan diin aqoon isl- Asoo mutaxay x2 Amakaag nayeey intee Loo ordaa anfariirnayay Yaala aaminayoo oon Aaminaa x2 Anagu nabad baan rab- Naayeey war anagu nol- Ol baan rabnaa x2
Queue is empty
-- / --