VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qof qof sida - Lyrics

Dadka laba is qarin karin Arin wada qorshayn karin QAADIR isuma geeye Ha?uu midi qalooc yahay Kan kalaa dhibtuu qabo Qarsadoo dul qaatee Qiimaha kalgacalkiyo Qoyska jira ilaashee Qof qof sidi ma anigaa Qof la sido ma adigaa Ka qaldani ma anigaa Ka qoomani se ma adaa Laba qurux ka wada siman Maskax qaayo wayniyo Quwadana isaga mida Qalbi meel ku wada yaal La isma qaabilsiiyee Haduu midi wax qaban karin Kan kalaa u qabaano Qoyskan jira ilaashee Qof qof sidi ma anigaa Qof la sido ma adigaa Ka qaldani ma anigaa Ka qoomani se ma adaa
Queue is empty
-- / --