VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubaxbaansidaa - Lyrics

Sabanadana ragaa Kacay saamigaa Adigaa u sitoo Sinta laguma qaban Mid aan kula simoo Ka sareeya ee 2× Waxa tahay siroo Samadiyo dhulkaba Wada siraadiyoo Quruxda sankiyo Fara sayn lahoo Sarar daaqayee 2× Ubaxaan sidaa Surinkaad martaba Ku dul seydiyoo Sidaa tahay amiir Boqor iyo suldaan Ku salaamayee 2× Sanku neefla iyo Soomaalibaan Kaa sahansadoo Saatirbaan ducada Sacabada u dhigtoo Salaadii baryee 2× Wadnaha silis Silis iyo qardhaas Cabdow sudhantahoo Saableyda iyo Seedaha jidhkaad Ku samaysan tahee 2× Ubaxaan sidaa Surinkaad martaba Ku dul seydiyoo Sidaa tahay amiir Boqor iyo suldaan Ku salaamayee 2×
Queue is empty
-- / --