VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Warbaayimid - Lyrics

Warbaa yimid dadow Wegeray waa layaab Ruuxaan wacadkii Kalgacal lawaday Baa wadeeco layimid X2 Hadaad wiil yahow Wanaag aad rabin Misna waaliyo war- Eer latimid wadada Waataa kuu furanee Warsan iyo war kheer Leh soo bari x2 Inaad waji lahayn Waaya aragna aad Ahayn ruuxaad we- Erarayso garo waa Anigii waayo arag Kaadhigay x2 Hadaad wiil yahow Wanaag aad rabin Misna waaliyo war- Eer latimid wadada Waataa kuu furanee Warsan iyo war kheer Leh soo bari x2 Hadaan laguu wan Qalin tan iyo wagaad Yarayd wadaadaan Kuugu wici iyo waay- Eelada wardiga akh- Riya x2 Hadaad wiil yahow Wanaag aad rabin Misna waaliyo war- Eer latimid wadada Waataa kuu furanee Warsan iyo war kheer Leh soo bari x2
Queue is empty
-- / --