VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wiilkannaawilayow - Lyrics

Jacayl aan niyaba ahayn Afkuun lagama naaxshee Afkuun lagama naaxshee Midaa kuu baxaysee 2× Nabar buu i yeeluu Inaad biiyay beerkee Markaan yara ladnaadee Soo nagaagiyaftana adi 2× Wiilkaan naawilaayoo Nuurbaa iga kaa maqan Wiilkaan naawilaayoo Nuurbaa iga kaa maqan 2× Ruuxii naruuriyoo Kula raba nimciyo rays Kula raba nimciyo rays Nacab looma gooyee 2× Nabar buu i yeeluu Inaad biiyay beerkee Markaan yara ladnaadee Soo nagaagiyaftana adi 2× Wiilkaan naawilaayoo Nuurbaa iga kaa maqan Wiilkaan naawilaayoo Nuurbaa iga kaa maqan 2× Waa nacabka kalgacalkii Aad ka noogi waydoo Aad ka noogi waydoo Nuxur kugu abuuroo 2× Nabar buu i yeeluu Inaad biiyay beerkee Markaan yara ladnaadee Soo nagaagiyaftana adi 2× Wiilkaan naawilaayoo Nuurbaa iga kaa maqan Wiilkaan naawilaayoo Nuurbaa iga kaa maqan 2× Wiilkaan naawilaayoo Wiilkay raadinayso Wiilkaan naawilaayoo Wiilkay raadinayso 2×
Queue is empty
-- / --