VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

Dhismahaaga guudbaan Dhaka faar ka qaadee Dhalaalkaaga yaabka ah Ayaaneey la dhaygagay Marka aan ku dhawraba Farxad baa idhamaysoo Jacayl aan dhamaan baan Habeen walba alaylkii Riyaan kugu dhunkadaa ayaaneey Dheehaaga quruxdiyo Dhabanada labeenta le Xubnahaagan kala dhigan Ayaaneey la dhaygagay
Queue is empty
-- / --