VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaayuhu - Lyrics

Qofkaad doontoo aan iman Dhibaatuu leeyahee Wakhtigu wuu dheeryehee Dhulkuna wuu kala fogyee Dhaayuhu ma arkaan kolay Naf meel dheer kaa jiree Dhambaalada soo diroo Dhagaha uun igala soco Dhaqsana iigu soo waceey Jacaylbaa idhalan rogoo Hurdana dhaafoo ka tagay Habeen waan dheelmadaa Dharaartiina waan ordaa Dhamaantood waaxyihiyo Jidhkaad ku abuurantoo Dhabaan kuu jecelahoo Hoy iyo aqal maba dhisnaa
Queue is empty
-- / --