VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faaisa - Lyrics

Sida nirigta hawdiyo Neecawda uduga leh Ayaan kuugu naaxaa Naruuradii kalgacalkaay/ Faa'isadii naftaydaay Dumar kaa naqaystee Waan kugu nasteexee Quruxdii naftaydaay Niyada ku raacdee Nidar waxaan ku marayaa Noloshayda oo idil Inaad igu nagaatee Naxdin kaa ilaashee /Faa'isadii naftaydaay
Queue is empty
-- / --