VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waad qiimo weyntahay - Lyrics

kal gacaylka qaladkiyo qasaaraha u diidoo qosol beena ha u jabin arintii aan qorshaynana qabyo yaanay naga noqon waa qaali wacadkuye qayrkaa kamaad hadhin nasiibkaana kuma qadin waad qiima wayntehee qalbigaaga yuu jabin alla lagama quustee qotonka iyo joogiyo qiimahaagu inanyahay aniga i qaade waa qalade ma ogtahay qowlkii aan idhaahdaba haduu kula qaloocde
Queue is empty
-- / --