VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arladaba dhamaan - Lyrics

Arladaba dhamaan Inantaan xushee Ehel uga tageen Awgeed u go,ay 2× Erayada cishqiga eegmada kalgacal Erayada cishqiga eegmada kalgacal Iyada i bartoon ifka ugu jeclee Iyada i bartoon ifka ugu jeclee Ii daa aalahayow 2× Ilayskii naftiyo ifktiinkii qalbigu Ilayskii naftiyo ifktiinkii qalbigu Ku il doogsadiyo ma istarbaayee Ku il doogsadiyo ma istarbaayee 2× Aynigeeda hablaheena ugub Asaageed ka roon Taan ka aaminaay 2× Ubaxiyo makay laab oomaniyo Ubaxiyo makay laab oomaniyo Ishu daawatiyo ooridayda wacan Ishu daawatiyo ooridayda wacan Ii daa alahayoow 2× Ilayskii naftiyo ifktiinkii qalbigu Ilayskii naftiyo ifktiinkii qalbigu Ku il doogsadiyo ma istarbaayee Ku il doogsadiyo ma istarbaayee 2× Ku il doogsadiyo ma istarbaayee Ku il doogsadiyo ma istarbaayee Ku il doogsadiyo ma istarbaayee Ku il doogsadiyo ma istarbaayee
Queue is empty
-- / --