VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamiila - Lyrics

Jaahaaga inanyahay Markii aan jalleecaba Jiriirico jiriiirico i qabataa Jaahaaga inanyahay Markii aan jalleecaba Jiriirico jiriiirico i qabataa Dhankaad iga jirtabaa Sii jalleecayaayoo Naftuu huunnoooy jiiifba diiddeee Naftu jiif Naftu jiifba diiddee Ila joog Ii jiir nax Ila joog Ha iga jeesan Ila joog Ii jiirnax jamiiladaan Jeclaayeeeeey Jawhariddii adduunkiyo Ifka quruxdii joogtaay Sowtii soowtiii Jacaylkiiiii Jiiitayee naftayee Dadka dhammaanba jihadood Jirjirkaba jirjirkaba Jirjirkaba miyaan dhigay Jirjirkaba jirjirkaba Jirjirkaba miyaan dhigay Ila joog Ii jiirnax Ila joog Ha iga jeesan Ila joog Ii jiir nax Jamiiladaan jeclaayeey
Queue is empty
-- / --