VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Duco hooyo - Lyrics

duco aan yarayn iyo amaan qiimo waynbaa aduunyada dhamaanteed waxa axad ku nool aan u quudhi waayaa hooyo adi mudantay maaliniyo alaylkii inaan seexan waayoo dantaydana ka weecdoo farxadaada raadsho umo adigaa istaahila inaan dhaafo qayrkay oo aan la loolamo kuwa dayaxa sare tagay mama adigaa u sasabee ifka caafimaad ku joog aakhirana ahaw kuwa INSHA ALLAH ahaw SUUBANAH xushee janada aqal looga dhisee inkastoon abaalkaa marna aaanan gudi karin horaadkaad i siisiyo adhaxdaadi i saartaad korsiimadaadii hooyo maan ilaawine waqtigaa i xidhxidhayee hadaan waayo sii jiro oo aan joogo koonkana adaan baari kuu noqon si aan khayr u helo badan
Queue is empty
-- / --