VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bishaarooy - Lyrics

dunida barigii la uumaa jacaylkana lala bilaaboo ragbaa soo barbaariyoo isagoon been ahayn kusoo waday dhalashee hadana hadana hilbuu caashaqii ahaan barina midkalaan rabaa illaahow ha ina badain bishaaroy aniga iyo adiga inagu balantaan lahayn habaylihin kama baxaayee waxaan bilaney ku idhi inkastood iibaari tahay bulshada dad xunbaa ku jira labada isku beer fayow badiba waalakala dilaa dhexdeenay daaliyo iyo been ka shidayan xumi iyo been kugu beeranayaan bishumahooda war sida bilaash ha iskaga hadleene inagu balantaynu lahayn kama baxaayee habaylihin illaahow ha ina badin bishooroy aniga iyo adiga inagu balantaynu lahayn
Queue is empty
-- / --